Qisadii Seynab | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • SUMAYA

    ASC WRWB

  • Deeq Daljire

    Masha alaah ilaaah ayaa ku asturay ilaah haku dhoowro

  • Deeq Daljire

    Sumayo walal wsc

  • fartuun

    walal zeynab ilah aya ku jecel mansha alah alae umahadnaq ilaaheygi wadadadii wacned kugu soo celshay

  • taliye ahmed

    walaahi bilaahi talaahi waaan qirooday indhahayga ilin ka imaatay ee walaal seynab alle ku jecel oo diinta nasteexadeeda kugu so celshay

  • haajira

    asc maasha alaah adigoo diinta ka baxay hadana ku soo noqday walaalay waxaan ku leyahay dadaal alaha kula garab gale inshaa alaah

  • maxamed cumara maxamuud

    asc ialaaheey haku dhooro seenab walaal aduun iyo aqirana waa liibaanee inshalaah

  • dar allaaaaaaah

    asc walalayaal ilaah an umahadcelino alxamdu lilaaaaaah ilahba mahadleh oonaga dhigay muslin ilaah hakagu adkeeyo diinteena xaqaa aamiin walalayaal dadbadan ahaa daadki kufartaa galay ilaah hanaga koriyo aaaaamiiin walal yaal diinteena xaqaaaa aan ku adkaano oo kudhegno insha alaaaah

  • daakir

    walal ilaah haku xifdiyo

  • farxaan

    allaahu akbar walaashay waxaa iga dardaaran ah in aad diinta barato oo aad xifdido quraanka allaha inoo fududeeyo’e

  • hanad

    maan shalah walashay waa shay aad u wacan hadii ale ka soo ceshay dunuubtii xumadeed ee galada alle ha ku xafadsiiyo diinta islaamka
    saynab

  • azifah ahmed

    mashalah diinta islamka ah waa diinta kaliya oo xaqa ah

  • shafici hashi

    diinta islaamka ah wa diinta kaliya oo mudada dheer loogu soo jihaastamayay inaan qabsano xariga alle wa wajib ina saaran

  • naasir

    maansha alaah ukhtii badi akhriska quraanka ilaahayna ha kuu siisiyaadiyo fahanka diinta islaamka

  • Maslax

    Alxamdulilahi waxan kufaraxsanahay walasha inad tarenka kadhacdo misna alah kugusoceliyo walal inaga wadnaga ficantahay wayo galnimada xumanteda wad aragtay muslinimada wanagedana wad aragtay marka iminka dadal dintada dhab uqabso uguna dhaqan alahana kuxifdiyo dhamantena alaha nadhowro islamnimada alaha nagu diloo

  • deeq

    maasha allah seynab ilaahay haku xifdiyo walaaleey qisadaada waxay igu abuurtay qiiro walaaleey ilaahay dartii aan kuu guursado

  • Injinerka

    Saynab waxa hayd gabar qurux badan o jcl dalka iyo diinta wad oked walalka waxa u ku laha lakin ane waxan raba in aan ku kuursado e iga okolaw

  • c\laahi

    way xuntahay galnimada qofkii iska indhatira islaamnidada qiyaamaha ayaa laga jaaseynaya cadab iyo ciqab ayuu lakul maya

  • luula

    awwb,walaasheyda muslimada ma,gafe ilaahey baa ah alxamdulilaahi,hadii uu illaahey kugu soo celiyay muslinnimadii aad ku dhalatay,diinta islaamka ayaana sharaf ku leenahay,qisadaadii bilowgeeda intii aan dhageysanaayay aad ayuu wadnaha ii boodboodaayay,laakiin markii aad islaamka illaahey kugu soo celiyay.aad ayaan kugu farxay ,diinteena sharafta leh ILLAAHEY hanugu xifdiyo dhamaanteen…..AAMIINNNNNNNNNNNN

  • Ahmed.A

    ACWW walaal qofkii ilaah kheyr ladoono diinta ayuu waafajiyaa)=ayuu kasisiiyaa ilaah ayaa diintiisa kula jeclaaday ee walaal alaha kufahamsiiyo diinta islaanka

  • abdiasis

    ilahay ha ku xafaido kuwa kale ee dariiqaas oo kale ku sii jeeda ilahay ha soo hadeeyo

  • ismahan

    masha alah ilahey haku dhoro

  • liibaan

    as,c masha alah ilahey haku dhoro wall alle diin dena macan ee diin ka dan beysa majirto alle hanagu xiftiyo

  • lajstar42al hooran

    masha alaah ilaah ayaa mahad leh

  • Cabdulahi

    Dhamaanti wad salamantihin dhanka kale aniga magaceyga waa cabdala waxan donayaa in an waxa ka ogaada arintan dhacday marka fadlan igadha dhaciyo qufja markisa hore maxu ahay ma quf muslin aha mise mad gaaaaaaaaaal ah mahadasanid

  • cabdala

    masha allah illah

  • xiddig binu xasan

    Ugu horayn waxaan salaamayaa dhamaan akhyaarta sharafta badan ee comments ka kusoo darsatay qisada ku dhacday gabadha walaasheen ah deetana ku waaniyey in ay diinteenu tahay mid naseexa ah misana saafi ah sida caanaha umacaan sida biyaha miskiga ugu dambayntii
    markaan fiiriyey qisada gabadhan walaasheen ah markaan fiiriye wejigeeda amaba nadaaradeeda wacan waxaan ku waaninayaa in aysan weligeed ka noqon diinta islaamka walaashay bal fiiri markaad isdaahiris qurux baad tahay oo markaad tukatid dhibka iyo walaacuba waa ay kaa faydmayaan markaad sadaqa baxsatid khayr baad helaysaa iyo farxad hadaba walalo xusuusnow nimaan rabbigii abuurayba aan u mahad celinayn aadana weyneynayn soo shirki iyo kibriyaa,a xun ma,ahan?
    markaas qubayso,weyseyso,tuko salaadaha faralka iyo sunaha intaba,jirkaaga wada astur,soon bisha ramadaan,soo xaji hadii aad awoodid,baxso sadaqo waa kuu xijaab iyo ajar fara badan,ku sabur xaalad walba ee kulasoo gudboonaata haka hadlin waxyaabaha cilmul qaybka,ah iska ilaali amaah aadami ama iskaga tagri falida maalka aaamaha cid walbaba ha ahaatee wax usheeg oo fahansii diinta macaanteeda gabdhaha ehel iyo qaraabo,saaxiib iyo walaalo,deris iyo intii kalaad awoodi kartid dhamaan
    baro qur,aanka oo xafid allaha kuu fufudeeyee,baro siirooyinkii nebigeeni suubanaa(NNKH)ku salli nebiga xilli kasta oo weynee allaah mullkiyadiisana cidna hala wadaajin Ogow waad liibaani doontaa insha allaah ballankeenu waa janada macaanta badan hadana maca salaama iyo xiriir wacan
    0025290680802 muxamed xiddig

  • hana

    How can I listen qisayadan Coz ma iifurmayo so, what should I do ?

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,711 views
  • Caawin - 177,166 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,914 views
  • Jigar - 150,569 views
  • Hathkadi - 147,081 views