Heeso Wadani ah | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Share it



Last Comments

  • Liliyare

    Heeso wadani inaan dhagaysto waa jeclahay !

  • ahmed

    aad baad ugu mahadsantihiin sida aad dalka yo dadka noo xasuusineysaan, ha kadaalina fadlan.

  • keyf

    waa sax walahi waa dal yaqan

  • siman

    maalkaaga maan dhaqan,caanihiisa man dhamin ciidana dhab uma lihi,,heeso culus oo dhiiga ku dhaqaajinaya ty guys.

  • Darmaan

    Waxaan idin kaga mahad celi naya sida wanaag san ee aad mar walba bulshada uga haqab tirtaan bahida ay u qabaan heesa wadaniga ah iyo ruwayadaha somaliga ah waliba adinkoo mar walba ku soo kor dhiya wixii cusub ee marka soo baxa thanks once again

  • xasan

    tabaalada aduunyada kolba qolaa kutaaganee talaahaan ku dhaartaye hurda nooma toosnee katashada cadaawahoo isku tiirsanaada, umaatida dhexdeeniyoo intaad waranka tuurtaan katashada cadaawahoo isku tiirsanaada, ragla,aane waa cudure dows iyo xanuunle kuwa laguu tuntaa baa iga dega awoodine, hadii aanan istaakuleeyneen tabar yeelan meeyno

  • Harum

    Thanks for the good work you have shown. Keep up.

  • abdikadir

    waan jeclahay in aan dhageeysto heesaha wadaniga ah e wadean keeyga hooyo waana ku farax sanahay

  • subayda

    waan jecalahay in aan dhagaysto heesha macaane ha wadniga waxaan u jecalahay inuudal kay ku xodoobo maanta waa far xada iigu wayn dunida ayaay noqonaysaa waayo qofwal ba uxuujecal yahay wadan kiis iyo dhaqan kiisa

  • Cabdulahi

    Asc marka hore way salam yahin fananinta somaliye gaar ahan kooxda qeyladhaan ama qarandoon midakale aniga waxan ahay dadka dhageysta heesaha wadaniga ah taasne waxad kafahmikartaa in an wadankeyga jeclahay i love my country

  • Cabdulahi

    Somali wadani ma ahin waxa wadani ah dadka diyasbaraha ah balse aniga waxan jogaa mugadisho somali hadane wadani wan ahay

  • Aalto

    waxan jeclan lahaa in dadka soomaliyeed la baro heesta calanka iyo waxa ay tahay

  • sadaam isaaq

    walaaliyaal waan in salaamay sanaanta salaamaha ugu qaali san qaasoo iin soo diray nin walaalkiin aha ee soomalayeed wax aan idi ku salaamay 114 quraanka kariimka ah wax aan ku faraxasanahay madaama aad noogu sameeseen meel aan ka daawano barnaamijikiin somaliyeed aad noogu talagasheen waan ku faxasanahay wax aan salaamayaa dhamaan inta ka dambeesay isku duba ridka qarandoon waa mahadasantiin 100/100 wax ad qaas ahaan idu ku mahad nagaa heesahay wadaniga ah iyo tafsiirka diiniga ah iyo filmida hees ah jaceelka waad mahadasantiin asalaama caleeyku waraxmatulaahi wa barkaatu dhamaantiin reer qarandoon

  • guuleed

    wlaal waxaan ahay wiil somali waxaanan ku nolahay somalia gaar ahaan gobolka awdal xaruntiisa boorama waxaanan ahay ahay nin dalkiisa jecel

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,711 views
  • Caawin - 177,166 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,892 views
  • Jigar - 150,569 views
  • Hathkadi - 147,081 views