Waxqabadkii Kacaanka | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • said ali iman

    ilaahow u naxariiso madaxweynaheena iyo madaxdenii hore dhmaaan kuwii nool iyo kuwii dhintey, dalkana ilaahey haka qabto siyaasiyiinta aan qalbiga naxa laheed masuuliyad inee qadaan istaahilin,, wlhi waan ilmeyey markan dawaday video, waxaan is barbar dhigay wadankeyga siduu ahaan jirey iyo maanta halka aan qaxootiga ku ahay,, nasiib daro waligey dalkeyga oo nabad eh ma aan arkin anigu marka laga rebo 6 bilood maxakiinta eh on helnay xogaa amaan eh oo leesku haleen karo ,, dardaran,, walalayaal aan iska iloowno qabyalada wlhi waa waxa dib u dhaca inoogu wacan oo maanta ina dhigay halka aan taganahy ee aduunku maanta inaga fanayo ilaahow hogaan caadil eh inoo dhali inagana ilaahey ha i naga dhigo kuwii adeeco si kale oo aduunkan hor marey aan ku gari karno iima muuqato hadii aan la helin hogaan lamid eh madaxdeeni hore oo inbadan saxday inyarna wax qalday ,,,

  • seydi64

    alah u naxriisto abahi somalia wuunasoo kori waxaa logu awal gudey in dadki qaxooti laga dhigo wuxuu labatan sano soo dhisey in lugu babiyo labatan beri lagu gurto OO DEDKII BAABIYO DALKII LA CUNO DEDKII DUUR LA DEJIYO OO AYIGII EY IS CUNAAN ALAH U NAXRIISTO ABIHI SOMALIA JALE SIYAAD OO CADOW DHAN NAGA ILAALIN JIREY

  • hodan

    ilaaah ha u naxaristo jaale siyaad umada somalia waxa fican ayuu u qabtay aniga in kasta aana arga wadankeeyga oo dolad leh lkn xuususteena kama go ayo waligeen

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,689 views
  • Caawin - 177,166 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,870 views
  • Jigar - 150,569 views
  • Hathkadi - 147,070 views