Yeh Raaste Hain Pyaar Ke | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • caaqil

    dhamaan xubnha qarandoon waan ini salaamay slaan kadib w axaan idinka cud san lahen in aad inoo soo day daan film kaan maqaan meesa ay cilada ka jirto dee bal hadaa inoo gaajin kartaan inoo dhaqsada dee

  • naciima

    waad ku mahasanthiin bahada qarandoon wax badan ayaan radinaaye filimkaan markale mahasanid qarandoon.com

  • FaKaTaX

    Qarandoon.com Dake u Van Film

  • salmaa

    filimka caadi ma ahan

  • black

    wahaan odhan karaa oo kaliyaa wooow , gd film 10/10

  • mustafe love

    waan idin salaamay bahda qarandoon.com aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin filimada qaaliga ah ee aad nooshoo daysaan marlaabad waad mahadsanthiin

  • masud

    filimkan cod ma ii lahan sxbayaal ee coka iigu soodaaya

  • munier

    waan jeclahay dalkayga
    hindigana waaaaaan xiiseyaa

  • munier

    waxa aan halkan ka salaamayaa
    dhamaancidii isku hawshey
    qarandoon iyo dhamaan xubnohoodo dhan
    asc all

  • udgoon

    waa film murti leh misena kaa onsiinaya saabar badan ku tusinaya thanks ayan inleeyahay runtii wn ka heley filmkaan

  • Ali mohamed

    aad aad ayaa u mahadsan tihiin qarandoon flimkaan caadi maahan

  • maxamed abass

    waawo waa flim muda aan raadinaaye
    bahda qarandoo waat mahat santihiin
    waana waxaa niiga cutsanaa
    flim ka ajay iyo rani
    oo maga ciisa ah chori chori

  • susu

    waan kugu raacsanahay maxamed aniga xitaa mudo ayaan raadin jiray filimkaan marka aan ka helay qarandoon aad ayaan ugu farxay waana ugu mahadcelinayaa bahda qarandoon waxaana kawada codsaneeynaa filimka chori chori iyo filimaan badan oo aan hada halkaan kusoo wada koobi karin shukraan ayaan leeyahay bahda qarandoon

  • guray

    walee waa filin aan jeclahay ee thanks

  • nafisa

    waaaaaaaaaaaaaaw nic film waaye

  • umasuheer

    waaaaaaaaaaaaaw

  • umasuheer

    cadi mahan filmkan waan kaa helay

  • ali

    cadi ma ahan

  • ilhaan

    waa khatar <3

  • salmo

    waww nice filin thnkz ayn idn leyahya

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,579 views
  • Caawin - 177,155 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,683 views
  • Jigar - 150,558 views
  • Hathkadi - 147,037 views