Shera | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • fatuma

    asc walal wanesalamay no sodayahee filmka iniko mahadsan

  • aniso

    Qarandoo waa mahadsan tihin lakin ani waxaa codsa lahaay riwayada alfaghi sameesay ee imtixaan ama filinka khote sikkey…Amar intaas filin kii awoodin isoo geliya intaas aa idinga dalban lahaay aad iyo aad aa ugu mahadan tihiin filimada hindiga sidaa nogu qimeeysen

  • anwar ali

    wooooow filinkaan maxaan raadin jiray asago af somali ah ..hadana waan helay …thanks bahda Qarandoon

  • Cumar

    Asc bahda qarandon wad salamantihin idinka iyo inta wepka ku xeran salan kadib waxan codsan laha filin jacel best ah inad nosodesaan oo dooqiina ah kk ok cafad

  • maxamed

    waad mahadsantihiin waaa filim fiican hada neh waxaa idinka dalbanaa filimkaan hatyara plaese noo soo galiya

  • jaamacqalaaf

    aniiso

  • farxiyo

    waa ni salaamay qarandoon.com salan qali ah waxa niga cutsanaay ina ano so gali san filim qatar ah oo hindi afsomali ah marka waxa ni leyahay nogo so daro filimda hure iyo ku wa cusub nogu so daro fatlan ino ku mahad san

  • maqas

    haye haye haye mithun beenti maa weli heeysa neh shamso been eh maa weli bodooysa kkkkkkkkkkkkkk

    qarandoon runti waxaa tihin wadani sababto ah meel somalida iskuku imaato aa sameesen sii kale haloo istic maalo webkiina lakin somali badan weey soo boqota….waana ku mahadsan tihiin

  • qalanjo

    wooooooooooooow caadi mahan waad mahadsantihn qaraandon lknse waxan itinka cosanaya inad no so galisan mesha film jecala plz an xooka oyo

  • abdirizak anelka

    beenbode caadi ma ahan walalaha qaradoon aad iyo aad aya u mahadsan tihin.

  • godey gacalo

    ala maxaan filinkan lacag igaga baxday oo ka daawo axmed askar,macaashe,kunacay iyo meelo kale oo badan

  • deero

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • mahmud

    A.S.c
    Walaalaha Qarandoon Waxan Uga Mahad Celinayaa Filimaanta SHeekooyınka Aaad Uxıısaha Leh EE Ay Ku Madadaalınayaan Muwaadınıınta Dhulkoodı Hooyo Burburay.
    Saan Aamınsanahay Waxad Ka Qayb Qaadanaysaan Nabadaynata Wadanka Hooyo Waayo Waxaad Mashquulınaysaan DHalınyarada Qorıga Ku Waalatay
    Mahadsanıdıın..

  • cabdi qaadir

    asc walaalyaal
    qarandoon aad iyo aad ayaad oo mahadsantihiin

  • Yaasir sadiiq

    Asc aqyaarta qarandoon all waan idin salaamayaa gaar ahaan daadiyaasha barnaamij yada iyo shaqaalayaasha qarandoon salan dabadeda mahad sanidiin haatana waxa idin ka cod san lahaa inaad daartaan tom and jerry cartoonka bye bye

  • mursal cade

    qarandoon waxaan idinkaga mahad celinayaa filmaantaad nasoo gaadhsiisaan aad baad ugu mahad santihiin bye

  • ku qaade cali

    sxboow comment kaas ii gudbi noo maraxoow caadina iska dhig cml……….

  • Muscab

    Wanka hela filamada qaraxa ah

  • ansaxle

    waad mahadstinan

  • zakaria

    wll waxaad soo daysaan filimaanta amerikaankaa hindi qudhiya weeyaane wuxuye waana mahadsantihiin

  • abdala xaaji

    barnamijka ad wadan wa ok waxan idin ka dal baneenay filmada soomaali sheekooyinka soomaali siyasada lag bararujinaayo soomaalida maxa yeele soomaalida wey dorsoomeen ku xisabsan dhaqanka soomaali mahadsanidiin

  • ali mohamed adan

    aad ugu farxey markaan arkey qarandoon aad ayaan u xiiseyaa waad mahad santihiin

  • dirham

    caadi ma ahan

  • cadnaan

    asc dhamaan waan idn salaamay

  • cadnaan

    maxa caadi ahayn wara

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,568 views
  • Caawin - 177,155 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,672 views
  • Jigar - 150,547 views
  • Hathkadi - 147,037 views