Garv | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • hodan

    so daya de filmka mashaqeynayo ba

  • mohamed

    abaayo hodon filimka hadii hada lasoogeliyo hore kama shaqeynaayo ee markale baroobeey.

  • deeq

    sxbyaal wad salaman tihiin marka hore. run ahaantii aad ayaad umahad santihiin madaam aad noo ogolateen aflaanta hindiga ah in aan kufiirsano afkeena hooyo ma hadaas idinka ayaa iska leh lakiin waxaan idinka codsan lahaa in aad nosoogelisaanlaant hore thanks

  • farxiyo

    waa ni salamay walaaliyal ma shaqeynaayo filimkna Garv no sameyo ini ku mahad san fatlan no haga jiyo

  • qalanjo

    scw se cml filimku ma shaqayanyo eeeh no hakajiya thnkz

  • qalanjo

    waan itin salmaya waxan itinka codsanya inad no soo galisan meshan film jecla oooh maacn plz thnkz lan plz ha shaqeyo

  • ali

    aqyaareey adinkoo mahadsan filinka habeeya cml thks

  • halima

    noo sameeya

  • ali

    waan idin salaamay dhaman filimada aad meesha soogalisaan hadeesan hagaag saneen hasoo galinina hadiikale waxaa idinku nacya daawadaasha waad mahad san tihiin

  • uma suheer

    waa beelo filnka cadi mahan

  • hagaajiya

    wax walbo wey shaqeynaayaan ere iska hakaajiya realplay ama wax yaalaha kale wax wareejiyo

  • mama

    meshan wa mel fican oo lagan danbeyo waxan rajenaya film yasha inad so madisin anigo mahad san
    siba balwan ninkas wa qatar iyo shahid kapoor siba digal thns

  • wiil magacis la wayay

    waxan dhan gabdho maxa waye wiil ma jogo miyaa been badnaa wara amusa…filmka wa shaqeynaa waxan dhan na wa wiilal kkkkkk sorry jokng

  • moha

    waan idin salamay bahda qarandon waax idin ka codsanaa in aad noo soo galisaan hagani filimkii baghi ladhaho oo ay wadan sanjey duud iyo suriyaa filimkasi noo saa galasha wad mahdsantahin dhamnita garzei

  • farhiyo

    oh wow cool Movies…this Movies has two acter salman khan and Arbaaz Khan those two acter it was brothers both i love this movies

  • qalanjo

    SAC maxaa dhacayna filikma codba maleh hee wall no kajiya bal wada mahadasantihiin

  • kalkaal

    wooooooooooooooooooow caadi maaha filin kaa i like it

  • Bari samaad Qaraami

    Waa filin aan caadi eheen luuzo

  • qalanjo

    lknse aniga filmkan coda imalahan wali ooooh npp fip fip <3

  • mohamed

    ad baad u mahad san tahiin lakin filimada ajay iyo omar benale a ku yar idin ko mahd san mad so gelin saan adna wad u mahd san tahiin

  • xayat

    waxaan rabaa filimka shiibaa ee mintum blease

  • abdi rashid rashka

    asc dhamaan howl wadeenada qarandoon waxaan idiinku mahad celinayaa sidaa aadnoku fududeyseen daawashada aflaanta filmada thankis

  • Siman

    Wan idin slmay dhamaantin aqyarta

  • samsam

    walalyal waa idin salamay bahda qaradoon dhaman wana mahdsantihn fimka waa beelo

  • sabriina

    filimka qatar waaye caadi ma ahan salman khan and shilpa shetty

  • nasire

    waan idin salamay reer qaradoon salan kadib waxaan rabaa in aan ogaado markii aan rabo in aan filim raad sado xagee aan kadoranaa taas iga jaahil bixiya fadlan mahad sanid

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,502 views
  • Caawin - 177,111 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,628 views
  • Jigar - 150,536 views
  • Hathkadi - 147,004 views