Aashiq | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • abdifatah deyib

    waa maxay walaalayaal filimada qaar ma furayee

  • ibrahim

    waxaan doonayaa in aan ogaado qaabka wax looga sosaarayo waayo markaad wax codsatid waa uu diidaa sida muuqaalka ookale

  • hassan

    naga salaxa deeeeeeeeeeeee

  • yusuf

    fadlan walaal filinka noo soo daaya……thanks!!!!

  • hassan

    krish noo hagajiya hadda karaysan aqiyarta

  • cali

    asalaamu caleeykum

  • somliland girl

    kkkkkkkk

  • somliland girl

    naga salxa de kkk

  • abdikarim

    Isniin.16.01.2012
    Bixitaankii Maraykanka ee Ciraaq kadib iyo Howlgalka Alnabaar oo Mujaahidiintu ka bilaabeen dalkaasi, Kooxo kirishtaan ah oo tacadiyo ku haya Muslimiinta Maraykanka, kacdoonka Suuriya oo isu badalay mid hubaysan, Dowladda Baakistaan oo isku dhexyaacsan iyo qodobo kale ka dhagayso Caalamul-yowm. MP3

    Isnii

  • abdirisak

    waan idin mahad celinaa dhamaantiina

  • cigal shedal

    fadlan filimadaa soo dhamaystiraa waa wada haaf filimaantaa badankoda

  • qalanjo

    wooooooooooooooooooooooooooooooooooow caadi mahana filimkani waan ka qeyliyey wwwwwwwwww thnkz walayala

  • asiya

    hassan..waxad tahay funny naga salaxa de kkkkkkkk walahay wan ku qoslay qoralkaga

  • Cunaaye

    War aniga qoraalkeyga masoo baxayo maxaa kudhacay?

  • Cunaaye

    Flimka aashiq aad baan ugu helay gabadha sida ee wiilka uwareerinee wan kahelay

  • hassan

    asiya waleeee kkkk

  • hassan

    war yadhe heen filim kii kirish maxa liqay talow bal xaga danbe kaga soo dara dee sxbiyaaaaaaaaal

  • miss jigjiga

    filimkan cadi mahan thanx u to up loading this move

  • baaska

    waa film aad u fiican waad ku mahad santihiin

  • shaanshi

    filinkakan matoosan kisto yeryee qalat siinka jire

  • kaka

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww nice filim

  • kifaax

    caadi maha beyjaan

  • ayan

    nice flm i like

  • xuuxaale

    waar maxaad la khaylinaysan sow kan cadiga u dhaqaynaaya ma ahan filmku waaba film aad u macaan

  • caishmacalin waxan raba filima hindi hadila heelayo af somali magaceesa waa oma shanti oma deewangi mahadsanidi walaal

    waxan raba walaayal idinku mahadsana filim hindi asagu af somali hadi laheelaye magaceesa waa oma shanti oma deewangi

  • ilkacase

    filimkan cadi ma ahan
    waa kabax saden

  • aniga ma is faansho

    hmmmm bahda qarandoon waa ka helay filimaantiina thnkx aboowe iyo abaayo <3<3<3<3<3 PuSS nooH.

  • jaceeloow

    filanka wacanaa sxbtinamada aamin xumaa aloo qamaar hana barin jaceylka waalinimada badanaa

  • boyboy

    thaks qarandoon waad ka baxsateen

  • c.rahman mahmuod

    waa film macaan

  • talyaani

    all Asc waxan codsanaya bahda qarandon flinkan an kahelay inan firsado wuu didaya markan rabo inaga habeya de wsc

  • cawke

    woooooooooooooow waxasaa filim la dhahaa yaa salaam thank u qarandoon

  • iglan

    waxan cawa shega runtii an ba qiraya qarandoon dadalkey shacabka usameysan waligay iloobeeyn markii qaranki naga dumay qurbahan imana naftii naga qashuucdee markii ugu horaysan intarnadka galaban qarandoon udhadhacay durbadii angalayban istarees iloobaye naftu raxadoontee qarantooney tagnow waliga hadhadhiciin

  • young amir

    i lyk dis film wlhi iska jeclow hee hadana soo bad baadso kkkkkkkkkk viv qarandoon

  • Somaliwadani

    Asc dhmntin waan idin salaamay

  • Abdlla

    War asxabey mad ilah ka baqdan dhamatiin rag &dumar waxa isku racden badil waa la dhimana e ilaah ka baqa

  • Abdlla

    Qaran doon waxan idin xususina walalehe inad kuso dartan filimada diniga muxadaroyinka & w l m

  • abuu zeylac

    wwwwwwww masha allah filim madina in ta aan arkey waa ok lkn codsi kale filim mada ha u badnadaan ku wo shactiro ah iyo love ok thanks all reer qaran doon

  • sahra

    tolow ninkan iyo naagta run miyaa mise waa been subxnalllaah waaba naxasanahaye?

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,502 views
  • Caawin - 177,111 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,628 views
  • Jigar - 150,536 views
  • Hathkadi - 147,004 views