Arjun Pandit | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • fatuma

    asc wadmahadsantahiin dhamaaman walalayaal

  • Jacellow yare

    Manshaallah

  • Amran ali Mohamed

    bahda Qarandoon waxaan idin kugu mahad celineena filimanta beelada ah oo aad soo gali saan…thank you very much

  • cAbdifayax

    waa filin aan caadi eheen …love it

  • anwar

    mansha allah sunny doel filimaantiisa caadi ma ahan —bahda Qarandoon waxaan idinkugu mahad celineena filinkan waa ku mahadsaantihiin

  • Ubax Ali

    waa mahadsantihiin Qarandoon aad iyo aad

  • the king

    Qarandoon caadi ma ahan wallahi mansha allah

  • Ilka taadiye

    hahaha caadi maahan

  • hana

    waaaaaaaaaaaw waad mahadsan thiin qaradoon

  • daalaa afgooye

    wad mahad san tihiin sida wacan aad noo qanciseen dhanka filimanta

  • leyla salaad

    qarandoon walaaleheena qaaligaa waad mahad santihiin.thank you

  • c\laahi

    waan ka helay filamada qarandoon

  • mubarek bile

    haaa
    qarandoon waa qaali wana lisku raco hoyga murtida iyo wixi tarikh dhacaya adunka iyo waa wabsayadaka filiman maceye

  • mohamed

    hada ayaa ku qabsa naa clm

  • xasan

    waa mahad santihiin hadan waxaan ku qabsanaa hal flim oo jaceyl ah

  • abdirizak anelka

    eboow cade mutum filmadisa soo badi…..madax suskan feraha weyne filmkan wuu ka baxsaday lolz

  • abraham

    asc walaalayaal waani salaame dhamaandina iyo weebka qarandoon waxaa nileyahay asalamu caleykum

  • dahir

    wad ku mahadsantahiin filmada wacan aad sogelisaan qarandoon

  • mohamed aden

    duqa caadi ma ahan sunny deol

  • cabdi qaadir kanedi

    dhamaan waxan halkan kasalaamyayaa asxabta sharafta mudanee shabakadan iyo bahada qarandoon guul iyo guri barwaaqo

  • amore_man

    waaw aad baad u mahad santihiin bahda qarandoon filimanta afsomaliga aad nagu saciden thnks all wayo wadamada qaar kood aya laga helen studio af somali loga so qado sida wadanka qadar oo an hada ku nol nahay

  • jj khan

    waad mahadsantihiin

  • cabdi qaadir

    waa go jaclahay qarandoon

  • dahabsoore

    saas waaye waxaaan ahay qaran doon weli geegiba soomaaliya

  • Kaafiye5

    Dadku wey mahad naqaya anise waxana ah mid an wax an wali halin fim ah waxse e icwaya

  • Kaafiye5

    Dadko wey mahad dhaqi anikase imasha qeen filmkan sewaye xaqasima

  • Mr.jaceelow

    wan idin mahad celinayaa bahda qarandoon.com wad mahad san tihiin meel kaste oo aan dunidan ka joogtan

  • mmd

    walaal film ku iima shaqayn bahda qarandoon waad ku mahadsantihiin laakiin ciladu ma xagaygaa dadku waakuwa mahadcelinayee

  • KAYAABSHE

    dadka badan filinkan oo kale ayey jecelyin

  • khadr

    ASC MUSASALKII ARBACADU ,MEE AKHIYAARTA QARADOON.COM

  • maysara

    Qarandoon thanks

  • xamsation

    wxan malaynayaa in fiican tihiin caruurtaay

  • sallo

    ay yahay aydu dhashay ku wada waad saxsantihiine

  • mushraaq

    it was nice movie thankz aad iyo aad qarandoon good website

  • m dheere

    dhamaantiin waad mala habaw deen eeiswaaniya walala yaal

  • sus

    horta marka koowaad qarandoon aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa filimada oo aan ka helay qaarne dalabaad ka dib la soo galiyay balse wali waxaan sii dalbanayaa filimaan sida barsaat 2005 wa uu ku jiraa balse codki iyo waxaa is laheen filimki teeda kale bahda waxaan kaloo idinka sii codsanaaya filimaan shactiro ama comady hadba sidaa u taqaanan ah. iyo filimka jalwa waxaa wadaan Salman Khan Amisha Patel
    iyo kuwa kaloo farabadan oo aan hada halkaan kusoo wada koobi karin
    marka xigta walaal m dheere waa mahadsan tahay maa damaa nagu tiri is waaniya laakiin waxaa ogaata diinta wax walba ma eeysan adkeeynin bal intaa xaan ama fadhi kutiri gali laheen hadaa 1 filim ku mashquulno soo kama fiicna teeda adiga waxba hana dhihin is waniya waxaa laga yaa baa adiga qudhada inaa daawadit aflaamta xitaa hadaadan dawan kuwa hindiga in aad daa watid kuwa mareekanka ama kuwa carabta. ama hadii adan hada dawan in aad hore u soo dawan jirtay ma jiro ruux binaadam ah oo ka dhaaran karo in uusan firsan 1 filim cimrigiisa intuu noolaay.

  • abdi aziiz

    asc waan idin salaamay akhyaarta thnk

  • maareeye

    waaaw,filinkaan wan ku qabsaday runtii, ilaa uultimada waa dhameeyay, runtii aad ayan u mahadsan tahay qarandoon.com

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,502 views
  • Caawin - 177,111 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,628 views
  • Jigar - 150,536 views
  • Hathkadi - 146,993 views