Rumeyso Ama Ha Rumeusan | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta
Loading
Share it



Last Comments

  • sharaf

    ‘KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK CADI MA AHAN

  • talo Walaal

    aad iyo aad Maki xaaji banaadir abwaan murti badan xanbaaarsan waaye . xil kasna ah. in badan Soomalida ahna ay jecel yihiin oo aan anigu ka mid ahya marka waxa aan talo ahaan abwaanka ugu soo jeedin lahaa waqti yaa ku soo haayo markaan waa waqtigii aad ka nasan leheeed maada iyo waxaas ee bandhiga ugu danbeeya soo saar ka dibna Fanka ka fariiso intaan kugu filan mahadsanid

  • nuur xuseen

    waaaaaaaaaaaaw waa ruwaayad cajiib ah noolow maki

  • layla

    kkkkkkkkkkkkk cadi mah

  • layla

    damerka samsung ayuu iga cunay kulaha cade mah Ilove somalia lol

  • liipoolo

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaba caadi maahan

  • mahdi m cali

    kkkkkkkkkkkk maashaa allah wlhi caadi ma ahan aniga waxaan ka yaabay sida uu u xaliyay ayaaba cajiib ah ogaadana wax walbaa waa macquul sida aan aamin sanahay aniga maki qayr allaha ku siiyo waxaa tahay caaqil soomaaliyeed guul ayaana kuu rajaynayaa iyo caafimaad .

  • Runsheeg

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk iqyareey hada hadii aan idin dhaho bisad ama mukulaal baa iga cuntay 100$ dolar ma la iga aaminaa

  • deeq

    kkkkkkkkkk walaahi wax iga qosoliyay waaye dameer aa mobel samsum iga cunay caloshisa ayuna ka dhax dhacayaa wax walbo 2012 waa la arkaa maki cadi ma ahan

  • deeq

    rumeyso ama ha rumeysan aaba la dhahaa

  • nimco

    kkkkkkkkkkkkkk waa run dameer waxkastaa ka suurtoobo nolow maki waad naga qoslisee kkkkkk waa
    mahadsantihiin kooxda qarandoon markas waad naga farxisaan ee dadaadkiina siiwada

  • Name:
    Email:

    Top 5

  • Aashiq - 205,480 views
  • Caawin - 177,100 views
  • Sheeko Gaaban Qarandoon com - 155,606 views
  • Jigar - 150,525 views
  • Hathkadi - 146,993 views