Caawin | Qarandoon.com Hoyga madaldaalda af-laanta

Caawin

Dhaamaan umudaha somaliyeed meel kasta oo ay joogto waanu sallaamaynaa sallaan ka dib waxaa nala soo xidhiidhan dad badan oo daawan kari waayay Filemada qarandoon.com barnaamijyadiisa si aanu idinka caawino waxaad tix raacdaan qoraalka hoose ku qoran
1- Filmka aad doonaysid in aad daawatid markaad riixdid kor waxaa kaaga soo baxaya sawir sidan oo kale ah,



2- wallaal barnaamika kor kaaga soo baxaya fadlan accep garee ka bacdi markaad sidaa aad samaysid webka xidh oo hadana shid mar kale ,

3 Internet Explorer 8 Halkan kasoo dajisan karta
wallaal barnaamika soo baxaya fadlan accep garee


4 Waxaad kale oo aad u baahan tahay flash player oo aad
Halkan kasoo dajisan karto

, Marka aad webkan Adobe uu kuusoo baxo, riix botoonka jaalaha ee ay ku qoran tahay Agree and install now”,
marka la dhameeyo xareynta barnaamijka waxaa laguu soo qorayaa fariin ah in si guu leh howsha ku dhamaaday. Kadib waxaad dhagaysan kartaa/fiirsan kartaa dhamaan kheyrka ku jira webka.



Hadaad fahmi waydaan nala soo xidhiidha si aanu idinka caawino

waad mahadsantihiin